Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dhawaan ayay ahayd markii Mashruuca Baxnaano oo ah mashruuc loogu talogalay in ay ka Faa’iidaystaan Dadka danyarta ah Laga daah furay Magaalada dhoobley .
Hadaba Gudoomiyaha Gobola Jubbada Hoose Cabdirashid Cabdulaahi Cali Gooni oo mashruuca Daah furay xilli uu Safar shoqo ku joogay Magaalada Dhoobley ayaa Ka warbixiyay muhiimada uu mashruucan u leeyahay bulshada loogu tala galay Mashruucan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.