Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abaarhaha ku dhuftay dalka gaar ahaan deeganada Jubbaland ayaa waxa ay saameyn xooggan ku yeesheen dadka xoola dhaqatada ah iyo kuwa beeraleyda ah.
magaalada Kismaayo deeganada hoos imaada ayaa waxaa soo gaaray dad xoolahoodii ay abaarta ka leysay iyagoona soo maciin biday deeganada ku dhow magaalada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.