Maamulka Gobolka J/Hoose oo ku baaqay in laga qeyb qaato sugidda Amniga

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha gobolka J/Hoose Xasan Abdi Guure oo la hadlay Warbaahinta ayaa shacabka Gobolka Jubada Hoose ugu baaqay inay ka qeyb qaataan sugida Amniga inta lagu guda Jiro Arimaha Doorashooyinka.
Deegaanda Jubbaland waxaa ka socdo Doorasho waxaa la doortay Xildhibaaanada Golaha Wakiilada Jubbaland iyo Walibo Hogaankooda iyadoona la sugayo Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo loo balansan yahay 25 bishaan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here