Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baaqay in la caawiyo dadka ka barakacay fatahaada magaalada Baladweyne

0
75

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin  iyo Gudoomiyaha Degmada Baladwayne Cumar Cismaan Calasoow ayaa si wada jir ah uga hadlay saameynta ka dhalatay roobabka ka da’ay Baladwayne waxaa ayna ku baaqeen in loo gurmado dadka ku barakacay roobaabkaasi iyo fatahaada uu sameeyey Wabiga Shabeelle.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here