Maamulka Gobolka Bay Oo ku baaqey in gargaar lasoo gaarsiiyo Barakacayaasha kunool Baydhabo

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Bay ee dhinaca Arrimaha Samafalka oo ay wehliyaan xubno kale ka tirsan maamulka ayaa kormeeray kaamamka ay degan yihiin dadka barakacayaasha magaalada Baydhabo, si ay u qiimeeyaan baahiyaha ka jira kaamamka oo ay ku nool yihiin dadka danta yar kuwaas oo daruufo kala duwan ugu soo barakacay deegaanadooda, Maamulka Gobolka Bay ayaa ku baaqey in gargaar lasoo gaarsiiyo Barakacayaasha kunool Baydhabo

Juweyriyo HassanĀ ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here