Maamulka Gbolka banadir oo xariga ka jaray xarunta Howlgalka deg-dega Caafimaadka Dadweynaha

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray xarunta Howlgalka Deg-dega ah ee Caafimaadka Dadweynaha Gobolka Banaadir.
Xaruntaan oo laga hirgeliyay Degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho ayaa noqon doonta mid la socota dhaq-dhaqaaqyada xaaladaha Caafimaadka ee Gobolka ka jira iyo uruurinta xogaha,Caafimaadka Maamulka Gobolka Banaadir.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here