Maamulka Gobolka Banaadir oo soo dhawayey cid kasta oo Maalgashaneyso Muqdisho

0
41
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalayay adeegyo ay soo bandhigeeysay  Premier Banka ayaa waxuu soo dhaweeyey shirkadaha adeegyada hormarineed ee ka wada magaalada Muqdihso
Isgoona uga mahadceliyay shirkadaha gaarka leeyahay sida ay ugu qeybqadanayaan ganacsiga iyo sida ay u maalgalinayaan dhalinyrada Somaliyeed ee doonaya in ay soo bandhigaan fursado Ganacsi
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here