Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inay sii wadi doonan Howlaha Nadaafadda

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo kaashaneysa Waaxda Gadiidka D/H/X iyo Shirkada Nadaafada ee IFI oo malmihi lasodhafar waday olole nadafadee oo lagu socelinaya bilicda casimada ayaa ollole Nadaafadeed ka sameeyay Degmooyinka Boondheere, Shibis iyo Warta Nabadda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here