Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeer ku sameeyey Suuqa ugu weyn Soomaaliya

0
7
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeer ku tagay suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, si looga jawaabo cabasho maalmahaan kasoo yeereysay ganacsatada suuqa, taasoo ku aaddan shaqsiyaad dhul-boob ka waday qaybo kamid ah suuqa.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here