Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagaxdhigay waddo Interlock oo hal kiilo mitir ah

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir ahna Kusimaha Duqa Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagaxdhigay waddo Interlock oo hal kiilo mitir ah, taasi oo isku xireysa Xamar Bille illaa iyo Maalin Taajir ee Degmada Warta Nabadda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here