Maamulka Gobolka Banaadir oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Talaalkiyo Daawadda Gobolka

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Talaalka iyo Daawadda ee Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mashruucaan ayaa qeyb ka ah Qorshaha horumarinta adeegyada Bulshada Gobolka Banaadir, gaar ahaan Caafimaadka, iyadoona xarumahaan ay sahleyso in la helo Keyd Talaal iyo Daawooyin si ay u fududaato adeegyada Caafimaad ee laga fuliyo Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here