Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo isku xirta Muqdisho ilaaDeegaanka Ceel Cade

0
25

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay dhismaha Waddo Laami cusub oo ka bilaabanayo Xaliimo Hayte illaa Ceelcadde, taasi oo dhex maraysa Degmada Kaaraan iyo Deegaanka Gubadley.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here