Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ergayga gaarka ah ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalaada Muqdisho u qaabbilsan arrimaha Abaaraha, Yaasmiin Jaamac Xasan ayaa kulan muhiim ah oo ku saabsan xal u helidda Maareenta dadka Barakacayaasha iyo sidii loo horumarin lahaa nolashooda la qaadatay Gudoomiyaha hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macalim.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.