Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-Qaam waa deegaan kamid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada Kismaayo.
Deegaanka ayaa laga soo sheegayaa dhibaatooyinka dhanka Caafimaadka ah haba ugu horeeyaan dhibaatooyinka ay la kulmaan hooyooyinka marka ay umulayaan.
Hooyooyinka kunool Deegaanka Qaam-qaam ayaa dhibaato ku qaba deegaanka oo aanan laheyn xarun Caafimaad ama xarun loogu adeego hooyada iyo dhalaanka kunool Deegaankaasi.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.