Maamulka Gobalka Jubadda joose oo baaq u diray Hay’adaha Samafalka

0
386

Kismaayo(Waamo Radio)Gudoomiyaha Gobalka Jubada hoose Cabdirashiid Cabdullahi Gooni oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa Hay,adaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahaynba ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka loo sameynayo dadka ay saameeyeen fatahaadaha wabiga Juba.

dadka degan wabiga jiinkiisa,xili deegaanada gobalka Jubada hoose uu ka curtay roobkii deyrta waxaa uuna gudoomiyaha sheegay in dadka aysan heysan hooy,iyo nolosha kale ee daruuriga ah.

R/W,Cabdiraxoon Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here