Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimmaha arimaha bulshada gobalka Jubbada hoose Jaamac Ugaas ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee barakacayaasha ku nool deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland,dadka barakacayaasha ayaa ah kuwo xaaladooda aad u liitado welina u baahan gacan qabasho aad u weyn iyagoona maamulka gobolka iyo kan dagmadaba ay gacan weyn ka geysanayaan sidii dadkaasi ay u heli lahaayeen gacan qabasho.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.