Maamulka Gobalka Jubada hoose oo ka hadlay Xaaladda Barakaacayasha Jubbaland

0
246

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxay marti galisay dad badan oo dalka ku soo guryo noqday, kuwaasoo Qaxooti ku ahaa dalka kenya,dadka ku soo guryo noqday dalka gaar ahaan Jubbaland ayaa waxa ay ku nool yihiin labo xaafadood oo ku yaallo magaalada Kismaayo.

Hadaba maamulka Gobolka Jubada Hoose ayaa ka hadlay Xaaladda Barakacayaasha Gobalka iyo waxyaabaha ay u qabteen.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here