Maamulka Gobalka Jubada hoose oo gabayo kala duwan gaadhsiiyay dadka ay saameeyeen Fatahaada wabiga Jubba

0
304

Kismaayo(Idaacada Waamo)Maamulka Gobalka Jubada hoose ayaa adeegyo isugu jiro bustooyin iyo maacuun gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Roobabka iyo Fatahaada wabiga ee ku nool deegaanada Siin galeydh iyo Baarsanguuni.
Yaxye Maxamed Abshir Gudoomiyaha degmada Jamaame ayaa ka mahadceliyay sida looga jawaabay cabashadoodi ay horey u soo gudbiyeen.
Agaasimaha arimaha bulshada gobalka Jubada hoose Jaamac Ugaas Cabdullaahi ayaa sharaxay Alaabta ay qeybiyeen iyo meelaha ay gaadhsiiyeen.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here