Maamulka Gobalka Jubada hoose oo digniin u diray Hay’adaha gargaarka ee ka howlgala Goblka

0
303
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose  Cabdirshiid Cabdullaahi Cali Gooni ayaa baaq u direy Hay’adaha samafalka ee ka howlgala gobolka Jubbada Hoose.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here