Maamulka Gobalka Banaadir oo sheegay in ay dagaal kula jiraan daawooyinka cirbadaha ah ee daroogada ah

0
160
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye kuxigeenka amniga &siyaasadda Gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa sheegay iney dagaal kula jiraan daawooyinka cirbadaha ah ee dhalinyarada ay u isticmaalaan darooga.
waayadii dambe waxaa soo badanayey dhalinyarada isticmaasha daawooyin daroogada ah kuwaas oo saameyn gaar ku yeeshay dhalinyarada da`yarta ah, kuwaa oo looga digey dhibaatada ay leedahay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here