Maamulka Gerijir Gobolka Hiiraan oo ka digay jarrista dhirta

0
62

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Gerijir ee Gobolka Hiiraan ayaa amar kasoo saaray jarista dhirta Hadalkan ayuu gudoomiyaha ka sheegay kulan uu laqaatay dadka deegaanka Qabooleey ee hoosta degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada Gerijir ee gobolka Hiiraan Sakariya Cabdi Faarax ayaa sheegay in cidi lagu arka iyadoo jareysa dhirta sharciga la horgeyni doono lanana xisaabtami doono.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here