Maamulka Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo qaatay Shaqaale cusub

0
340

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Maamulka Garoonka Diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ee magaalada Kismaayo ayaa qaatay 18,shaqaale ah oo Imtixaan laga qaaday,kadib markii ay soo codsadeen boosas ka bannaanaa Garoonka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here