Maamulka Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo ku baaqay in la ballaariyo duulimaadyada Kismaayo

0
397

Kismaayo-)Idaacadda Waamo0-Iyadoo dhawaan la furay duulimadyad garoonka  ayaa wali waxaa socda baritaano lugu xaqiijinaaya rakaabka raacaya diyaaradaha iyo kuwa soo galaya garoonka Sayid Maxamed Cabdile  Xasaan ee magaalada  Kismaayo si dhamaantooda ay u wada maraan baritaan Caafimaad.

Duulimadyada garoonka ayaa aad u yar madam xayiraadii la saaraye  garoonka ay wali socoto si looga taxdaro faafida Cudurka Covid-19.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here