Maamulka Galmudug oo dhagax dhigay dhismaha saldhiga Booliska degmada wisil

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa laga dhagax dhigay Saldhiga Booliska oo dhismahiis iska Kaashanayaan Dowalad Gobaleedka Galmudug iyo Midowga Yurub.

Munaasabadda dhagax dhiga waxaa ka qeybgalay xubno kasocday wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowalad gobaleedka Galmudug,  maamulka Degmada Wisil iyo qaybaha kale duwan ee bulshada degmada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here