Maamulka G/Jubada hoose oo ka warbixiyay Xaaladda dadka soo Guryo noqday

0
186

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee Dowlada Goboldeedka Jubbaland ayaa waxa ay marti galisay dad badan oo dalka ku soo guryo noqday kuwaasoo Qaxooti ku ahaa dalka dalka Kenya,Maamulka Gobalka Jubada hoose ayaana ka waramay xaaladda dadkaasi.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here