Maamulka G/Banaadir oo gacanta ku dhigay Shirkado lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay shirkado lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda ka howl gasha Magaalada Muqdisho, waxa uuna maamulka Gobolka sheegay in sharciga lala tiigsan doono kuwa gacanta lagu soo dhigay iyo cidkasta oo ku howlan dhibaateynta bulshada.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Xassan Cumar ayaa sheegat in Maamulka gobolka Banaadir  uu caddeynayaa in wax shaqo ah aysan ku lahayn lacagaas laga qaadayay bajaajleyda ka howlgala magaalada Muqdisho.

Abdinoor Samriye.ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here