Maamulka Dugsiga Sheekh Ooyaaye Jowhar oo codsaday in laga taageero dayactirka Iskuulka

0
14

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee shiikh Ooyaaye waxaa uu ka mid yahay iskuulada ay maamusho dowladda dhexe ee Soomaaliya ee ku yaala Magaalada Jowhar gaar ahaan xaafada bulashiikh.

Ku dhawaad 500 boqol oo arday ayaa xiligaan wax ka Barta dugsiga kuwaas oo dhigta fasalada Kala duwan ee dugsiga ka kooban yahay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here