Maamulka dugsiga Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyey dhul loo iibiyay iskuulka.

0
239
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose dhaxe ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo ku yaala xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo,ayaa waxaa  loo iibiyey dhul uu iskuulku leeyahay maadaama uu markiisii horay uu iskuulka ku shaqeenayey dhul shaqsi leeyahay.
Munaasabada dhulka logu wareejinayey dugsiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka iskuulka ganacsato iyo walidiin.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here