Maamulka Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee deegaanka buuloguduud oo ka warbixiyay Baahiyaha Waxbarasho ee kajira deegaanka

0
190

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)Iskuulka Hoose Dhexe ee Deegaanka Buuloguduud Waa Iskuulka Kaliya ee ku yaala deegaanka Buuloguduud oo ay bulsho badani Ku nooshahay kuwaas oo u baahan Waxbarasho si loo ciribtiro Jahliga.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here