Maamulka Dugsiga farsamada gacanta Kismaayo oo ka warbixiyay xaaladda Iskuulka

0
364

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa  magaalada kismaayo ku yaallo xarumo badan  oo lagu barto farsamada  gacanta,kuwaasoo inta badan ay ka faa’iidaystaan dhalinyarada  iyo dadka waawayn  ee an yaraantoodi wax soo baran balse haatan helay fursado  ay wax ku baran karaan.

Waxaani xarumahaasi ka mid ah Dugsiga Farsamada gacanta Kismaayo ee KTI.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here