Maamulka Dugsiga Aqoon-bile oo kawarbixiyay xaaladda Waxbarasho ee Iskuulka

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kumanaan Arday oo qaba dareyska gaarka ah ee iskuulaadka, waa muuqaalka iska caadiga ah ee subax kasta ay kusoo toosto bulshada kuwaasi marka dadka tacab iyo shaqo u dareeraan iyaguna u dareera goobaha waxbarashada.

Iskuulka hoose dhexe iyo sare Aqoon-bile waxaa u kamid yahay iskulada magalada kismaayo waxana halkasi wax kabarta arday  iskugu jira wiil iyo gabdha Iskuulka Aqoon-bile ayaana kamid noqday ku wa ugu samenta badan dhanka tayada waxbarashada mar ka lo ego imtaxaanka ey qada wasarada waxbarashada dowladda Soomaaliya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here