Maamulka Dugsiga Al-Hillaal oo ka warbixiyay waxyaabaha lagu barto Dugsiga

0
122
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiga Al-Hillaal waxaa dhigto haween kor u dhaafayo 50,ku waasoo la baro hingaada Qur’aanka kariimka,barashada far qorista iyo xisaabta.
Maamulaha Dugsiga Al-Hillaal Cabduwahaab Macalin Xuseen ayaa ka warbixiyey waqtigii la aas,aasay Dugsiga iyo waxyaabaha ay baraan Haweenka dhigta dugsiga.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here