Maamulka Dowladda Hoose Kismaayo oo Awaamir ka soo saaray Guryaha soo galay Waddooyinka

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo oo ay ka socdaan dhismaha Qadooyin Laami ah isla markaana dhawr waji ah oo la dhameeyay kuwo kalena dhisme ay ku socdaan, Maamulka dawlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa wacad ku maray inay dumin doono guri kasta oo wadada soo gala noocu rababa ha ahaadee.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here