Dowladda hoose degmada Kismaayo oo raashiin dhacay gubtay

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo kaashanaya Hay-adda Tayadhowrka Jubaland iyo qaar kamida ganacsatada Kismaayo ayaa gubay 120 Kiish oo bur ah oo dhaafay xiligii loogu talagalay in la isticmaalo, kadib markii ay ku daaheen baqaaradii ay ku keydsanaayeen ganacsatada.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here