Maamulka Dowladda hoose ee Degmada Kismaayo oo digniin ka soo saartay Cagafyada ka shaqeeya dhul-daaqsimeedka

0
119
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowladda hoose ee Degmadda Kismaayo oo ka masuul ah dhulka kuyaalo degmada ayaa amar dul dhigtay cagafyada sida sharci darrada ah uga shaqeeya dhul daaqsimeedka.
Dhul daaqsimeedka ayaa ah mid ay intifaacsan karaan bulshada,waxaana ay ku beeran karaan dalagyada noocyadooda kala duwan,waxayna uga bixi karaan dhibaatooyinka ay ka mid tahay abaarta iyo wixii lamid ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here