Maamulka dowladda hoose ee degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan bixinta canshuurta sanad laha ee guryaha degmada Kismaayo

0
247
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa la filayaa in ay dhawaan ka bilaabta qaadista canshuurta sanad laha ee guryaha degmada Kismaayo.
maamulka degmada Kismaayo ayaa sheegay in ay bixin doonaan shatiyada,iyadoo bulshada degmada Kismaayo lagu baaqay in ay ka qeyb qaataan bixinta canshuurta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here