Maamulka Dowladda Hoose Baydhabo oo dadaal ugu jira Wax ka qabashada Nadaafadda magaalada

0
51
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Waaxda Caafimadka Iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo ayaa Waxaa uu ka hadley Arimaha Nadaafada ee degmada Iyo Sida ay u Shaqeyneyaan Shaqaalaha Waaxda Nadaafa ee loo Xilsaarey Xaafadaha Magalada iyigoo Si Maalinlaha Uga Shaqeeya Suuq Guud ee Magaalada.

Agaasimaha Waaxda Caafimadka Iyo Fayadhowrka ayaa waxaa uu Faafahin ka bixiyey sida ay mar welba uga howlanyihin Sidoo loo Hormarin lahaa Bilicida magaalada Baydhabo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here