Maamulka dowlada hoose oo shacabka ugu baaqay in ay nadaafada ka shaqeeyaan

0
168

waxaa maalmihii ugu danbeeyay xaafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka socday Olole nadaafadeed kaas oo lagu soo celinayay bilicda Magaalada ayna sameeyeen maamulka degamada Kismaayo iyo dadka shacabka ah .

Hamdi Mohamed Yasin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here