Maamulka dowlada hoose oo digniin u diray dadka qashinka ku shuba wadooyin .

0
137

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafada Calanleey oo ka mid xaafadaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose  ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa ka socday Olole nadaafadeed kaas oo bulshada ku nool xaafadaas iyo maamulka degmada Kismaayo oo is kaashanaya ay shaqinka uga nadiifinayeen laamida aada dhanka garoonka diyaaradaha iyo wadooyinka  halbolaha ee dhex mara xaafada Calanley.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here