Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo oo war ka soo saaray qashin lagu shubo xeebaha magaalada.

0
345

Kismaayo(Idaacda Waamo)Xili dadka degan agagaarka xeebta Qoryooleey ee magaalada Kismaayo ay ka cabaneey qashin lagu soo shubo xeebta ayaa waxaa digniin ka soo saaray maamulka degmada Kismaayo.
Gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Kismaayo Rashiid Cabdi Maduuloow oo warbaahinta la hadlay ayaa digniin u diray dadka qashinka xeebta ku shubo,waxaana uu sheegay gudoomiyaha in ay wadaaan Olole lagu soo celinayo bilicda xeebaha qashinkana lagaga qaadayo.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here