Maamulka Dhoobley oo Sheegay inay wadaan Qorshayaal lagu Horumarinayo Bilicada Degmada

0
35
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Maalmihii u danbeeyay olole nadaafadeed uu ka socday Degmada Dhoobley kaasi oo kor loogu qaadayay Bilicada Degmada ayaa Maamulka Magaalada Dhoobley waxaa u Sheegay inay wadaan Qorshayaal lagu Horumarinayo Bilicada Degmada islamarkaana ay ku howlan yihiin Howl Galinta Dad gaar ah oo u xil saaran Naafada Degmada si looga hortago waxyaabaha keeni kara Nadaafada darrada Deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here