Maamulka Dhoobleey oo Bilaabay Olole Wacyi gelin ah

0
314

Dhoobleey(Idaacadda Waamo)Maamulka magaalada Dhoobleey oo kaashanaya Hay’ada IOM ayaa waxay Olole Wacyigelin ah ka wadaan Xaafadaha magaalada,waxaana dadka lagu baraarujinayaa in ay ka shaqeeyaan Nadaafada,maadama lagugu guda jiro xili Roobaad.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here