Maamulka Dhoobleey oo ka hadlay Ayax ku soo laba-kacleeyay deegaanka

0
250

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka deegaanka Dhoobley ayaa cabasho ka muujiyey Ayax badan oo deegaanka mar kale dib ugu soo laabtay.

Maamulka deegaanka ayaa ka qeyb qaadanayo buufinta Ayaxa iyagoo sheegay in ay  yaryihiin qalabka lagula dagaalamayo cayaayanka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here