Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhirtu waxay ka mid tahay waxyabaha muujiya bilicda magaalooyinka maadamada dalkeena laxaalufiyay dir badan oo intooda badan inta lajaray dhuxul ahaan loo isticmalay ayaa hada waxaa magaalada kismaayo kusoo badanaayo Xarumaha lagu kobciyo islamarkaana lagu xanaaneyo dhirta
xarunta dhireeynta iftin oo ah Xarun lagu kobciyo islamarkaana lagu xanaaneyo dhirta oo kadhisan magalada kismaayo ayaa isku dayeesa in ay daboosho baahida loo qabo dhirta waxaana ay abuurtay Xaruuntaan boqolal geed oo isugu jiro noocyo kala duwan iyadoo xarunta ay leedahay baraamijyo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.