Maamulka Dekadda Xamar oo ka warbixiyay habsami u socodka shaqada Dekadda

0
115
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulaha Furdada Dekada Xamar Cismaan Cadaawe ayaa ka warbixiyey habsami usocodka shaqada Furdaha Dekada Xamar ay qabtaan iyo sida ay usocoto shaqadooda.
Maamulaha  Dekada oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in dakhliga Dekada uu 19% ku kordhay bilihii la soo dhaafay, maadaama ay wax badan iska badaleen qaabka ay shaqada usocoto iyo macaamilka ka dhexeeya ganacsatada wax kala soo dago Dekada Xamar.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here