Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dekadda Kismaayo waxay ka mid tahay kuwa ugu weyn ee mashquulka badan Geeska Afrika,Dakadda Kismaayo waxay ku taallaa gacan ku dhexyaalla Badweynta Hindiya, Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu weyn ee mashquulka badan Geeska Afrika.
Wadanka Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika taasi oo u suurtogelisay ineey yeelato tiro badan dekado ah. Si kastaba ha ahaatee, dekadaha ugu waaweyn ee si xoogan uga shaqeeya wadanka Soomaaliya waxaa ka mid ah.