Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud Aatuu ayaa kormeerey dadka ku nool Xaafadda Buulow iyo Kaamamka magaalada oo saameeyn ku yeesheen biyaha roobkii ka da’ay magaalada Xudur.
Gudoomiyaha Degmada Xudur ayaa hay’ada ugu baqay in wax laga qabta xaalada dadka danta yar ee sameen gaar ah ku yeeshay raboobkii dhawaan ka day’ayay degmada Xudur.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.