Maamulka Degmada Xudur oo Soo dhisaya Gudiyada Horumarinta Xaafadaha Degmada

0
88
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shir ay isugu yimaadeen xafiisyada degmada Xuddur ayaa lagu kala diray  dhisidda gudiyada xaafadaha magaalada, Golaha deegaanka Xuddur ayaa horay u kala diray gudiyadii xaafadaha ka jiray kadib markii ay ka gaabiyeen shaqadii loo xil saaray.
Shirka inta uu socday waxaa la isku raacay in si deg deg ah loo soo dhiso gudiyada xaafadaha si ay kaalin uga geystaan horumarinta iyo abaabulka bulshada gobolka bakool.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here