Maamulka Degmada Xuddur oo Deeq Raashiin ah u Qaybiyey Qoysas Danyar ah

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada xuddur ayaa deeq raashiin ah oo katimid isutaga imaradka carabta lana somarsiyay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA u qaybiyey qoysas danyer ah oo ku nool magaalda xuddur ee xaruunta G/bakool iyadona tirada qoysaska ka faidestay ey garayaan 217 qof oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo waayeelo kunool degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Gargaarkaan ayaa iskugu jiray qaybaha kala duwan ee raashinka, waxaana qeybintiisa goob joog aha masuliyiin hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Gargaarka maamulka Koonfur Galbeed.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here