Maamulka degmada Walaweyn oo sameeyay howlgal dib loogu furayo jidadka xiran

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Walaweyn ee gobolka shabeellaha hoose ayaa  bilaabay howlgalo lagu furayo jidadka xiran islamarkana lagu qaadayo goobaha ganacsi ee sida sharci darada ah looga dhisay hareeraha jidadka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here